Conference
Concluded
IRIS Institute Oo Bosaso Ku Qabtay Kulan Cilmibaariseed Lagaga Hadlay Shaqo-La’aanta Puntland
Sunday, December 21, 2025
5:52 AM UTC
Machadka IRIS Institute ayaa magaalada Bosaso ku qabtay Kulan cilmibaariseed oo looga hadlayay mawduuca Shaqo-La’aanta ka Jirta Puntland iyadoo madashan uu marti ku ahaa Mr. Maxamed Axmed Yusuf, oo ah cilmi baare sare.