Conference
Concluded
Madaxa Waxbarashada IRIS Institute Oo Ka Qaybgalay Shir Ku Saabsan Doorka Waxbarashada ee Mustaqbalka Bulshada Soomaaliyeed
Tuesday, December 2, 2025
5:48 AM UTC
Bosaso
Cabdiraxmaan Xuseen oo ah madaxa waxbarashada iyo tababbarrada Machadka IRIS Institute ayaa ka mid ahaa martidii caawa lagu casuumay shir ay soo qabanqaabisay 𝐇𝐞𝐲'𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐢𝐦𝐢𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 & 𝐇𝐨𝐫𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐄𝐞 (𝐃𝐀𝐃). Kaas oo looga hadlayey: "𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐮 𝐊𝐮 𝐋𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝"