Conference
Concluded
Somaliland’s Recognition: Legal, Diplomatic, and Regional Repercussions.
Thursday, January 1, 2026
5:54 AM UTC
Bosaso
Machadka IRIS ayaa magaalada Boosaaso ku qabatay dood furan oo uu marti ku ahaa Dr. Mohamud A. Mohamud Hoorri oo ah cilmibaare iyo Bare sare, cinwaakeeduna ahaa "Somaliland’s Recognition: Legal, Diplomatic, and Regional Repercussions." Waxaa sidoo kale madasha qayb ka ahaa Dr. Abdisalan Isse Salwe.
Martida kulankan ayaa faallooyin iyo weydiimo muhiim ah wadaagay intii uu barnaamijku socday.